Waxaa maanta magaalada laascaanood xarunta gobolka sool soo gaadhay hogaamiyaha maamulka jeegaanta muuse biixi cabdi,
Halkan Ka Daawo Video
Muuse Biixi Mr Handaraab ayaa kala kulmay shacabka laascaanood kacdoon xoogan iyagoo shacabku la is taagay jidadka magaalada calanka jamuuriyadda soomaaliya,