Hogaamiye Beeleedka Somaliland muuse Biixi cabdi ayaa maanta soo gaadhay magaalada Caynaba Ee Gobolka sool isagoona iska soo horeysiiyay hadalo beer laxowsi ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Muuse Biixi oo kusoo wajahan Sida qorshihiisu yahay laascaanood ayaa sheegay in aan muquunin iyo xoog lagu haysan karin shacabka laascaanood.
“Dadka reer Sool dad la cabudhin karo maaha Ingiriiskiiba iyaga iska celiyay waa dhashii darawiishto cidiba xoog iyo hanjabaad uguma timaado walaltinmo loola taga‘sida waxa yidhi muuse biixi maanta ka hadlayay fagaare caynaba ah.
Dhanka kale muuse biixi ayaa hadalo calaacal ah iyo sabaalo ah usoo diray maamulka puntland.
Si kastaba ha ahaate Hadaladan U badan Sabaalada iyo Beer laxowsiga ee muuse biixi Bilaabay Marku soo galay xuduudka SSc ayaa imanaya xili xaalad colaad ka taagan tahay Tukaraq,