Deg Deg Daawo Video:Cali Khaliif Oo Furtay Maqaaxi Saanbuus+Profeysar Ilaa Saanbuus’

Minneapolis{Khaatumonews}Madaxweynihii Hore Maamulka Khaatumo prof cali khaliif galaydh Ayaa wadanka Maraykanka Ka furtay Maqaaxi Saanbuusle ah.

Halkan Ka Daawo Video

Warbaahinta Dalkaasi marayalkanka  ayaa Baahisay Meherada cusub Ee Cali khaliif Ka furtay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota Ee Dalka Maraykanka.

 

Meheradan oo shacabka Khaatumo aminsan yihiin in laga Furtay Lacagtii lagu iibsaday Khaatumo Ayaa shacabka khaatumo waxaa ay Ugu yeedhen‘Porofeysar Ila Saanbuusle’

 

Goobtan Ganacsi ee Cali khaliif Furtay waxaa Gacanta Ku haya Ooridiisa Maryama iyo caruurtiisa.