Deg Deg Daawo Video:Caare Oo Hada Jiida Kula Hadlay Warbaahinta iyo Dagaalkii U Ku Qaaday Somaliland

Laascaanood{Khaatumonews}Taliyaha jabhada garxajis iyo saraakiisha jabhadaasi oo goordhaweyd warbaahinta kula hadlay taliska  ay ku leeyiyiin  Gobolka sanaag ayaa ka warbixiyay dagaal  ciidamada jabhadu ku qaaden maleeshiyaadka SNM Ee Ku sugan Ceelafweyn.

Halkan Ka Daawo Video

Caare Waxaa u sheegay inay baabiyen Taliskii ceel afweyn ee maamulka muuse biixi islamarkaan waxaa uu ku goodiyay in uu galaayo hargaysa oo ah xarunta maamulka somaliland.