600 War Deg Deg Ah:Masuul Puntland Ah Oo Weerar Lagu Qaaday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Masuul Puntland Ah Oo Weerar Lagu Qaaday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Xaaladda guud ee magaalada Boosaaso ayaa ah mid aad u degan waxaana ciidamada ammaanku ay howlgallo qorshaysan ka sameeyeen qaar kamid ah xaafadaha qaar kadib masuul lagu weeraray.

Siciid Cabdi muumin ka tirsan Gudiga sare ee Garsoorka Puntland isla markaan garsoore ka ah Maxkamada Sare ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray weerar lagu qaaday xilli uu ku sugnaa gudaha magaalada Boosaaso.

Ilo xogagaal ah oo ku sugan Boosaaso ayaa xaqiijiyey in rag baastoolado ku hubaysan ay rasaas ku fureen masuulka isla markaana laba xabadood gacmaha ka haleeleen walow uu soo gaarey dhaawac fudud oo markiiba laga dabiibay.

Saraakiisha ammaanka Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso oo aan xiriir la samaynay ayeysan inoo suuragelin inaan ka helno xogo dheeraad ah oo la xiriira haddii ay qabteen raggii ka dambeeyey falkaasi ama ay aqoon sadeen

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...