600 Deg Deg Daawo Video:Jabhada Caare Oo Weerar Ku Qaaday Maleeshiyada SNM. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Jabhada Caare Oo Weerar Ku Qaaday Maleeshiyada SNM.

Ceerigaabo{Khaatumonews}Dagaal ayaa dhaxmaray Ciidamo ka tirsan maamulka Jeegaanta  iyo Ciidanka Jabhada uu Hogaamiyo Sarkaal dhawaan ka goostay SNM dagaalka ayaa ka dhacay Saldhiga Degmada Ceel-afweyn, waxaana Jira khasaare ka dhashay.

Halkan Ka Daawo Video

Kornayl Caare ayaa la sheegay inay qabsadeen Saldhigga ayna dhaawaceen Taliye ku xigeenkii Saldhigga Ceel-afweyn, sidoo kale Ciidamadii weeraray degmadaasi ayaa xabsiga ka sii daayay tiro dad ah oo ku xernaa Xabsiga degmada Ceel-Afweyn ee Gobalka Sanaag.

 

Wasiirka CiyaarahaSNM  Boos Mire Maxamed ayaa Xaqiijiyey in Jabhadda Kornayl Caare Hogaamiyo ay soo gashay Ceel Afwayn, Wuxuuna sheegay inuu Nabadda kasoo horjeedo, Mana uu Xusin Khasaare ka dhashay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...