Odayaasha waxgaradka Beesha Garxajis ayaa Hadhimo Sharafeed u sameeyay Ergada nabada Beelaha Dhulbahante ee Ku sugan magaalada Jigjiga.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qoorweynta Garxajis ayaa muujiyay siday u garab taagan yihiin beelweyna khaatumo iyo shirka nabada beelaha Dhulbahabte.
Beesha Garxajis ayaa noqonaysa Beesha kaliye Beesha Daarood U Ogolaatay Inay tagaan dhumay Kana qeyb qaatan gurmadka nabada.