War Deg Deg Daawo Video:-Masuul Iska Casilay Maamulka Muuse Biixi.Kana Mid Ahaa Weftigii Muuse.

Xuseen Maxamed Maxamuud oo ahaa Agaasimihii Wasaarada Cadaalada Maamulka  Soomaaliland,ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu is casilay.

Halkan Ka Daawo Video

Waxa uu sheegay in uu is casilaadiisa ku saleeyey maadaama ay aheyd mid cadaalad daro uu kala kulmay Wafdiga Madaxweyne Biixi.

 

Agaasimaha is casilay ayaa qeyb ka ahaa Xubnaha La socday Muuse Biixi Ee Berbera iyo burco ,balse Xuseen uu sheegay inuu xilka uu iska casilay.

 

Weli ma uusan ka jawaabin is casilaadani Muuse Biixi,oo dadka deegaanada uu hadda wafdigiisa maraya ay dhaliilsan yihiin nidaamka Siyaasadeed Ee Maamulkiisa.

Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Cadaalada S/Land ee maanta is casilay ayaa laga yaabaa in uu ku biiro xisbi mucaaradka Waddani ama UCID.