Deg Deg Daawo Video:Shirkii Beelaha DhulbahanteOo Ka Furmay Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee Xarunta deegaanka Soomaalida waxaa si Rasmiya uga Furmay Shirka Nabadaynta ee Beelaha ay Colaadu ku dhexmartay Koonfurta Gobolka Sool

Halkan Ka Daawo Video

Waxaa Halkaasi laga soo Jeediyey Khudbado kala duwan oo looga hadlay dhibaatada Colaadaasi iyo sida lagu Dhamayn lahaa.

 

Garaad Jaamac Garaad Cali oo madasha ka hadlay ayaa si Qiiro leh uga hadlay Sida ay Labada dhinac looga dareemo Qofka ay iska dilaan, Wuxuuna Alle ka baryey in Colaadaasi ay dhamaato, Wuxuuna sidoo kale Xusay y inaan la Khasaarin Dedaalka la geliyey howshaasi.