Waxaa maanta si diiran loogu soodhaweeyay magaalada Taleex xarunta daraawiishta boqorka beelaha daarood boqor burhaan boqor muuse.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Boqorka waxaa ku soo dhaweeyay taleex isimka guud beesha Ugaadhyahan garaad saleebaan garaad maxamed.

 

Isimka daarood ayaa ujeedka safarkiisa taleex ahaa in uu ka qeyb galo shirka nabada Taleex.