Boqorka Beelaha Daarood ayaa Gaadhay Deegaanka Dhumay Ee koonfurta Sool oo Dhawaan ay ka dhecen Dagaalo Dhiig Badan ku Daaten oo dhexmaray Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Beesha Cabdi Garaad Qayaad ayaa Si Mug leh ugu Soo dhamaysay Boqorka Daarood Deegaanka Dhumay ee Koonfurta Sool.