Waxaa Maanta Magaalada Burco Xarunta Gobolka Togdheer Soo gaadhay Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi oo Mudo Ku sugna Magaalada Berbera.
Halkan Ka Daawo Video
Muuse Biixi ayaa BUurco Kusoo galay Guutooyin Ciidan ah waxaana Shacabka Burco Laga dhehanaayay sida aysan raali ugu ahayn Socdaalkiisa iyado aanay jirin shacab Isku Diyaariyay Soodhaweyntiisa Balse ay jiran Maleeshiyaad Buuxshay Booskii Shicibka .