Widhwidh{Khaatumonews}Degmada widhwidh Ee gobolka Cayn waxaa xalay ka dhacay xaflad balaadhan oo ay ka soo qeyb galen bulshada Deegaanka widhwidh taaso lagu dabaaldagaayay dhalashada nabi maxamed CSW.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Culimo Awdiinta deegaanka widhwidh ee loo yaqaan Xerta =timo weyn ayaa Soo qaban Qaabiyay Munaasibadan oo si heer sare ah loo soo Agaasimay sanadkastana ka dhacda deegaanka widhwidh.iyo caalamu Islam,
Muxaadirooyin iyo qasiidooyin qiimo leh ayaa lagu soo bandhigay Goobta oo ay soo jeedinaayen culimada Xerta ama Timo weynta loo yaqaan ee deeaanka widhwidh