War Dag Dag Ah Oo Ka Soo Kordhay Safarkii Muuse Biixi Ee Sool iyo sanaag{Video}

Laascaanood{Khaatumonews}Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Xog ay ka helayso Safar uu Doonaayay in Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi Uu Kusoo Galo gobolada Sool iyo sanaag ayaa isbadel Ku yimid.

Halkan Ka Daawo Video

Sida Aanu Xogta Ku helayno muuse Biixi ayaa Safarkiisi Sool iyo Sanaag Galiyay Shaki Waxayna U badan tahay In uu ka Baaqdo Safarka sool iyo sanaag.

Muuse Biixi oo Saaka ku soo Waabariisanaya Burco Sida qorhihisu yahay ayaa uga sii gudbaaya Dhanka Deegaanka oodweyne.

Lama Hubo in uu Uga soo Gudbi doona dhanka Sanaag iyo Sool balse wararka anu ka helayso ilo ku dhow muuse waxa ay Shegayan in Isbadel ku yimid qorshaha safark muuse Ee Sool iyo Sanaag.

Isku soowada duubo Waalaca aan caden ee muuse biixi ka muujiyay safarka sool iyo sanaag ayaa imaanaya xili diyaar garow xogan loogu jiro goboladasi sidii loo fashilinlaha safarka muuse,