Garaad Mukhtaar garaad cali Buraale ayaa Maanta si Diiran loogu Soodhaweeyay magaalada Jigjiga Caasimada ismaamulka soomaalida,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Isimada Deegaanka soomaalida iyo garaadka Guud ee khaatumo garaad jaamac garaad cali ayaa Soodhaweeyay garaadka waxaana Dhawaan la filaya in Ay furanto Gogosha Nabda Beelaha SSC Ee u dagaalamay Koonfurta Sool.