Kalabaydh(Khaatumo News)Waxaa maanta Degmada Kalabaydh Ee koonfurta sool Gaadhay Wefti balaadhan Oo U Hogaaminaayo Boqorka beelaha daarood Boqor Burhaan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Boqorka beelaha daarood ayaa Kulan Tacsi ah iyo Wacyi galin Ku maraaya Deegaaada Koonfurta sool oo dagaal Sokeeye Ka dhacay Dhawaan.
Beelweynta Bahrarsame Oo kamid Ah Beelaha SSC ayaa Boqorka Kusoo Dhaweyysay Deegaanka Kalabaydh waxaana Beeshu Si maamus iyo Soomaalinimo Ku Dheehan tahay U Qaabishay Boqor Burhaan Iyadoo lagu Soo Dhaweeyay calanka Jamuuriyadda Soomaaliya