Berbera{Khaatumonews}Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Bernera Oo ka Tirsan Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse waxaa Uu Ku Soo galay magaalada Berbera Boqolaal Kamid ah maleeshiyaadka SNm ee Jeegaanta Kuwaaso Uu Ku Gadaaman Muuse.

 

Muqaal laga soo Duubay Muuse Biixi oo Lagu Ladhay Hees Ayaa Muujinaya Baqdinta Muuse Biixi Ka qabo Dadka Islamarkaana waxaa Muuse Dhexda Ugu jira Boqolal Ciidan ah