Deg Deg Daawo:-Soodhaweynta Garaad Mukhtaar Oo Laga Dareemaayo Jigjiga,
November 18, 2018
Jigjiga{Khaatumonews}Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo soo dhawayentiisa Laga Dareemayo Magaalada Jig jiga ee Caasimada dawlad Deegaanka Soomaalia,
Garaadka Ayaa Ka Qeyb Galaaya Shirka Nabada Ee walaalaha Cabdi garaad iyo Maxamed garaad Uga Furmaaya Deegaanka Soomaalida Gaar ahaan Jigjiga.
Shacabka Jigjiga ayaa Diyaarshay Soodhaweyn Caalami ah oo loogu Talo galay garaad Mukhtaar Oo maalinta Bari ah ka soo dagaaya madaarka Jigjiga.