Jigjiga{Khaatumonews{Garaad jaamac garaad Cali garaadka Guud Ee Reer Khaatumo ayaa gaadhay magaalada Jigjiga ee caasimada Dawlad Deegaanka soomaalida,
Halkan Ka Daawo Video
Garaadka waxaa ku Soo Dhaweeyay jigjiga Isimada Beelaha daarood Ee ku Sugan Gogosha Nabada Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame,
Socdaalka garaadka ayaa daaran ka qeyb galka Gogosha Nabadeed ee Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame.
Sido Kale Wakiila Garaad Mukhtaar garaad cali buraale ayaa isna Ku Sugan Gogosha Nabda Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame,