War Deg Deg Ah:Boqorka Beelaha Daarood Oo Laascaanood Hada Soo Gaadhay,

Laascaanood{Khaatumonews}Waxaa Goordhaweyd  Soo Gaadhay caasimada Gobolada Khaatumo Boqorka Beelaha Daarood,

Boqor Burhaan iyo Wefti uu Hogaaminaayo ayaa Safarka Kadis ah Ku soo Galay laascaanood waxaana Ay hada Ku sugan yihiin Gudaha laascaanood.

 

 

Wax war Ahi Kama Soo Bixin Safarka Laascaanood Ee Boqorkaa Beelah daarood iyo waxa u daaran yahay kala soco Warar keena Danbe Insha Allaah Khaatumonews.com