600 War Deg Deg Ah:Beelo Ka tirsan Beesha BARKAD Oo Soo Saaray Qodobo Shir Mudo Ka Socday Duleedka widhwidh. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Beelo Ka tirsan Beesha BARKAD Oo Soo Saaray Qodobo Shir Mudo Ka Socday Duleedka widhwidh.

Widhwidh{Khaatumonews}Labada beelood Oo ka tirsan beelweynta Guuleed garaad oo Kala ah Suuban Shirwac iyo Muuse Shirwac oo mudo Shir balaadhan uga socday Deegaanka Dogoble Degmada widhwidh ayaa soo saaray maanta Qodobo  Dhaxal gal ah.

 

(suuban shirwaca iyo muuse shirwaca )

Labadan beelooda oo mudadan shire uga socdaye deegaanka dogoble Ayaa shirkan kasoo saaray qodobo lagu heshiiyaya,

Qodobada shirka lagu heshiiyay labada beeloda ee suuban shirwaca iyo muuse shirwac Ayaa Ah Sidan:-

1-In labada beeloda ay mid kanoqdaan quud iyo qadhaan

2-In meel looga soo wada jeesto dhistanka iyo horumarka labada beeloda

3-In labada beeloda kaqayb qaatan horumarka iyo maslaxada guuleda garaada

4-In mid laga noqado xukunka shareecada diinta islaamka iyo xeerbetiga uyaala guuleda garaada

5-In meel looga soo wada jeesto midaynta danta beesha guuleda garada

SIDOOKALE LABADAN BEELOOD AYAA KU DHAWAQAY ALLE BARI IYO WALIBA MUDADA UU DHACAYO,

MUDADA SHIRKA IYO ALA BARIGA LAGU MIDOOBAYO AYAA LAYSKU AFKARTAY INUU DHACO SANADKA DAMBE 5/2019

Caaqil maxamed dhuux cali burco IYO Caaqil jaamac Axmed kooreye Labada caaqil ayaa si muga iyo miisanleh usoo Dhaweeyay arinka midowga labada beeloda,

Cuqaasha ayaa fariin adag udiray cidkasta oo kamida labada beeloda Meelkasta oo ay kusugan Yihiin inay diyaar Unoqadaan midoga labada beeloda Una diyaar garoowaan shaacinta iyo Alle bariga oo dhacaya mudada kor kuxusan

Ugu danbayntii cuqaasha ayaa hadalo Dardaarana Oo meelo badan taabanaya meesha kasoo jeediyay,

labada beelodna Kulataliyey in hawsha loo dhaga nugalaado lagana shaqeeyo danaynta iyo horumarka labada beeloda iyo guuleda garaada .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...