600 War Deg Deg ah:-Qaramada Midoobe Oo Soo Saartay Warbixin Dhulka Ku jiiday Ciidanka Kenya. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg ah:-Qaramada Midoobe Oo Soo Saartay Warbixin Dhulka Ku jiiday Ciidanka Kenya.

Warbixin ay soo saartay QM ayaa waxaa lagu sheegay in Booliiska Kenya ay Shan Dagaalame oo Al-shabaab ka tirsan doonayayna in ay is qarxiyaan ay u ogolaadeen in dalkaas galaan Bishii January ee Sanakdaan kadib markii ay laaluush ka qaateen.

Warbixintu waxay sidoo kale sheegtay in Ciidanka Booliiska Kenya aya aqbalaan Lacag laaluush ah oo ka yar 20 Dollar si Dagaalamayaashu ay ursad ugu helaan in ay Dalka gudaha gulaan kadiba ay weerro fuliyaan.

Waa markii ugu horeeysay ee laga waramo qaabka ay Al-shabaab dagaalamayaashoodu ku helaan fursadda weeradda Kenya uga geeystaan, Guddigii QM u qaaabilsanaa Cuneqabateeynta Soomaaliya iyo Eritrea ayaa sheegay in ciidanka xudda jooga ee Kenya aysan daacad ka ahayn dagaalka lagu jiro Al-shabaab.

Baaritaan lagu Sameeyay Weerar fashilmay oo Al-shabaab ay Kenya ka geeysan lahayeen ayaa waxaa lagu ogaaday in dagaalamayaal Al-shabaab ka tirsan ay Xuduudda Somaliya iyo Kenya ay ka gudbeen, kadib markii ay Ciidanka Amaanka siiyeen $20 oo kaliya.

Dagaalamayaashu waxay doonayeen in ay Weerar ka geeystaan Magaaladda Nairobi hase ahaatee Ciidnaka Amaanka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Hubkii iyo ragii watayba waxaana lasheegay in Afar ka mid ah Shan qori oo Dagaalamayaasha la qabtay ay wateen ay ahaayeen kuwo ay Dowladda Soomaaaliya soo iibsatay sanadkii 2013kii kadib markii QM ay qayb cune qabateynta ka mid ah ka qaaday Soomaaliya.

Warbixinta QM ayaa Dowladda Kenya waxaa ay ku boorisay in ay ka hortagto laaluush qaadashadda amni xumadda horseeday dalkas ka jirta, iyo in ay soo afjarto macaamilka ka dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Xuduudda jooga

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...
Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
- Jan 17, 2021
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya ...