Deg Deg Daawo Video:Saleebaan Gaal Oo Ka Cadhooday Gurmadka Beesha Daarood U Fidisay Walalahood Dhulbahante.

Hargaysa{Khaatumonews}Saleebaan gaal Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka Jeegaanta ayaa Muujiyay Sida uu uga xun yahay Gurmadka beelaha Daarood U Sameeyen beelaha Dhulbahante Isku Diriryay Koonfurta sool.

Halkan Ka Daawo Video

Saleeaan gaal oo Hore 13 Xubnood oo  kamid ah Golaha Guurtida  maamulka isaaq ugu Diray Koonfurta sool lagana diiday inay Soo galan Deegaanka Dhumay ayaa Maanta yidhi Isagoo ka  cadhaysan Gogosha Nabada ee beelaha Daarood Dhigen Jigjiga ‘Hadii Ka Somaliland ahaan aynu xalin kari weynay Jigjiga sheegtene Halala Aado Badweyn gogosha ‘