600 Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante iyo Maleeshiyaadkii Isaaq Oo Ku Jees Jeesay Boqorka Beelaha Daarood Oo Laascaanood Yimid. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante iyo Maleeshiyaadkii Isaaq Oo Ku Jees Jeesay Boqorka Beelaha Daarood Oo Laascaanood Yimid.

Laascaanood{Khaatumonews}Sida Aanu Wararkii Hore Khaatumonews.com idiin ku soo Gudbinay waxaa Maanta laascaanood Soo gaadhay Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan.

Halkan Ka Daawo Video

Inta uusan Boqorku Laascaanood soo gaadhin waxaa Jidgooyo u dhigtay Magaalada Tukaaq Maleshiyaadka Isaaq iyo Horgalada Dhulbahante ushaqeeya Jeegaanta kuwaaso Muqaal jees Jees ah Iskaga Duubay Boqorka,

 

Horgal saleebaan Cali Koore wasiirka Biyaha SNM Oo Jid Gooyo Igu Sawir ah U dhigtay Boqorka Tukaraq ayaa isago gacanta Haya Boqorka ku yidhi’Waxaad Kusoo Dhawaata Dawlada somaliland Ciida somaliland Anigo ah wasiirkii Wasaarada Biyaha ayaa Halkan Kuu Fadhiya waxaynu ugudbi Doona insha alaah Laascaanood si nabad galyo ah xabad danbe iyo nabad galyo daro halkan aya kugu danbeysa’

 

Si Kastaba Ha ahaate Weftigan Boqorku Hogaaminaayo oo gaadhaya Lixdan isim ayaa Ku wajahan Koonfurta sool si ay  tacsi ula wadaagan Shacabka Koonfurta sool.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...