Hargaysa{Khaatumonews}Xildhibana Cabdikaxiim Mr Reer’yo oo kamid Ah Golaha Guurtida Maamulka SNM Ayaa Sheegay in Gobolka Sool uu Dhawaan ka baxaayo gacanta Maamulka SNM.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Sababta Ugu weyn Ayuu ku sheegay In Guud ahaan Gobolka Koonfurtiisa aysan Gacan ugu jirin Maamulka SNM Islamrkaana ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyan Ah.

 

Sidoo kale Shirka Beelaha daarood Ee jigjiga ayuu Walaac Ka Muujiyay Isagona Farta Ku fiqay In Puntland iyo Dawlada Fadaraalku gacan Laxaad leh Ku Leeyihiin Shirkaasi.

 

Si Kastaba ha ahaate Tan iyo Markii Dagaalku Ka Qarxay deegaanka Dhumay waxaa Soo Baxaayay Wararka Ka imaanya Maamulka Hargaysa ee U badan Rajo xumada Ku dugan in ay Ku Sii sugnaadan Sool.