Deg Deg Daawo Video:Beesha Habar Jeclo Oo Qabqabatay Dhalinyaro Ka Soo jeeda Sool iyo Sanaag,
November 17, 2018
Laasacaanood{Khaatumonews}Ciidamada maamulka SNMÂ ayaa bilaabay inay u gaarsadaan isla markaana ay weerar ku qaadaan dhalinyaro ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag,
Halkan Ka Daawo Video
Ciidamada maamulka SNM ayaa waxa ay beegsadeen dhalinyaro ka soo jeeda labadaasi gobol oo la sheegay inay dhuxul ka shidayeen deegaamo hoosyimaada Caynaba, waxaana laga takooray ragga kale ee ka ganacsada dhuxusha kana soo jeeda SNM.
Saraakiil katirsan maamulka SNMÂ ayaa warbaahinta u sheegay inay qab qabteen dhalinyaro ay sheegeen inay ka soo jeedaan deegaamada Puntland ayna sharciga soo taagi doonaan.
Isku soo wada Duubo Maleeshiyaadkan Habar jeceo ee U dawladeenaya shacabka SSC ayaa Caado ka dhigtay Baryahan Burbuinta Hantida Reer SSC iyo Jidh Dilka dhalinta.