DAAWO VIDEO:-War Dag Dag Ah Oo Ka Soo Kordhay Maxaabiisti Tukaraq iyo Dhawaaqa QM +Jawaabta Jeegaanta.
November 17, 2018
Hargaysa{Khaatumonews}Qaramada Midoobe ayaa Cadeesay In maamulka Gooni Goosadka Ah Ee jeegaantu uu Jidh Dil U geestay maxaabiistii Reer Puntland Ee Ay Ku qabten dagaaladii ka dhacay Tukaraq.
Halkan Ka Daawo Video
Warka Ka Soo Baxay Qaramada Midoobe Waxaa Beeniyay maamulka Jeegaanta Oo Maanta Wasiirka Gaashan Dhigu La Hadlay warbaahinta.