600 Deg Deg:Madaxweynaha Kuuriyadda Waqooyi Oo Balantii Kaga Baxay Donald Trump | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Madaxweynaha Kuuriyadda Waqooyi Oo Balantii Kaga Baxay Donald Trump

Kuuriyadda Waqooyi ayaa tijaabisay hub cusub oo casri ah, sida ay ku warrantay warbaahin ay dawladdu leedahay, waxaana tijaabadaas goob joog ka ahaa Hoggaamiyaha dalkaas Kim John un.

Warbaahinta Kuuriyada Waqooyi wax faahfaahin ka bixinin nooca hubkaas la tijaabiyey, waxayse sheegtay in hawshan wakhti hore laga shaqeeyay, ayna ku soo dhamaatay guul.

Dhacdadan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee Kuuriyada Waqooyi hub ku tijaabinayso muddo sannad ah.

Kim iyo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku heshiiyey bishii Juun ee sanadkan in gacanka Kuuriya laga cirib tiro hubka Nukliyeerka ah, balse lama shaacinin faahfaahinta heshiiskaas.

Sawirro satellite-ka laga helay ayaa muujiyey in ay jiraan goobo gantaallo oo dalkaas ku yaalla, waxaana arintaas ka dhashay tuhun weyn

Dad badan ayaa aaminsan in Kuuriyda Waqooyi aysan ka go’nayn horumarinta hubka iyo xiritaanka goobaheeda gantaallada, waxayna arintani dhaawaceysaa dedaaladii nabadeed ee mudooyinkan ka socday gacanka Kuuriya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...
Deg Deg Daawo:Ciidan Beeleed kaga Dhawaaqay Dagaal ka dhan AH Farmaajo Muqdisho,
- Jan 10, 2021
Maleeshiyaad beeleed aad u hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa muqdisho kaga ...