Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustaf cagjar ayaa ku soodhaweeyay Magaalada Jigjiga Odayaasha Dhulbahante Ee beelahaQayaad iyo Bahrarsame .

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Cagjar ayaa si qiiro eh uga hadlay colaada Beelaha Dhulbahante oo u sheegay in uu aad uga xun yahay in coladaasi msoo laablaabato.

 

Colaada ayuu madaxweyne Cafjar ku sheegay in ay ceeb ku tahay deegaanka.

 

Ugu Danbayn Waxaa uu madaxweyne Cagjar sheegay in uu taageeraayo shacabka SSC islamarkaana uu ugu deeqay 30 Arday oo heer jaamacadeed ah Gobolada SSC.

Khaatumonews.com

By Xuseen