Hargaysa{Khaatumonews}Maamulka U Hogaamiyo muuse Biixi cabdi ayaa Soo Saaray amar uu Ku joojinaayo Takaasida yaryar ee u kala Goosha Deegaanada Hoosyimada Hargaysa kuwaaso ay Shaqo Abuur u ahayd in ka badan dhalinyaro gaadhaysa 8.000 Kun oo Qof.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Shaqo joojintan maamulka Muuse Ku Soo Rogay dhalinyarta Hargaysa waxaa ay Abuurtay kacdoon Iyagoona Sheegay in aysan Ka Aqbalay maamulka Muuse Shaqa Joojintan Lagu sameeyay.
Maamulka Muuse Oo Shaqada Takaasida U xidhay Shirkado kale ayaa ku amray in aysan dhaafi karin Gudaha Hargyasa Takaasidu islamarkaana aysan Degmooyinka iyo Tuulooyinka u Bixi karin.
Si Kastaba Ha ahaate Siyaasad Xumada Maamulka Muuse ayaa hada waxaa ay maraysa in uu Shaqala aan Dhigo Kumanan Dhalinyaro ah sidoo kalana Bariis la aan dhigo Qoysas Badan oo ku daba noola dhalinta.