Muqdisho{Khaatumonews{Qaar kamid ah Mudanayaasha Barlamanaka Jamuuriyadda soomaaliya ayaa Ka digay Dhaqan fool xun oo muujinaya Kaligii Talisnimo oo Ka dhex  socda  aqalka Barlamaanka Soomaaliya.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Vido

Gudoomiye Ku xigeenka Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in uu Is Hortaagay Codka Xubno kamid ah Barlamaanka soomaaliya.

 

Xildhibaan Cabdilaahi Maxamed Nuur kamid ah Barlamanka soomaaliya waxaa uu sheegay in Si badheedh ah uu Muudey isku Hortaagay xubno kamid ah barlamaanka oo gacanta u taagay si ay u hadlan taaso ah Kaligii talisnimo halis ku ah Hanaanka iyo Dastuurka Dalka.