Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee maamulka SNM Faysal cali waraabe oo La hadlaayay Dhalinyarta Hargaysa ayaa weerar Culus Ku qaaday madaxweynaha soomaaliya isagoona yidhi Farmaajo aniga Ha la ii daayo aniga soo Afjaraaye.
Halkan Ka Daawo Video
Dhanka kale Faysal cali waraabe oo Cadho xoogan ka muuqato waxaa uu Hanjabaad u diray muuse biixi cabdi uguna hanjabay in ay xilka ka qaadayan,