Garoowe{Khaatumonews}Tan iy markii uu soo baxay Khilaafkii Dawlada Soomaaliya iyo maamulka puntland waxaa sii kala fogaaday Madaxweynaha Puntland Cabdi wali gaas iyo madaxweyne u xigeenka Puntland Cabdikaxiim camey,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Wararka Hoose Khaatumonews.com helayso ayaa sheegay in Madaxweyne Ku xigeena Puntland Eg Cabdixakiim camey Oo Ay Xidhiidh wacan leeyihiin Madaxweyne farmaajo uu culays Badan kala Kulmay c/wali gaas,
Gaas ayaa Guud ahaan ka xidhay ilaha Dhaqaalaha iyo xafiisyada madaxweyne ku xigeenka Puntland iyadoo sida wararku nagu soo gaadhayan hada madaxweyne ku xigeenku dagan yahay guri U khaas ah islamrkaana uusan mudo fooda galin madaxtooyada Puntland.
Xiisadan labada masuul ayaa ah Mid Adag waxaana gaas ku adkaysanaya in uusan wadahadal iyo isku soodhawaanso lasamayn madaxweyne Ku xigeenka,
Isimada Puntland iyo Siyaasiyiin dhulbahante ah oo isku dayey Inay waanwaan ka dhex furan labada masuul ayaa ku guul dareestay kadib marii gaas ku Adkeestay in uusan Diyaar u ahayn hadalka iyo waanwanta cabdixakiim camey.
Lasoco Wixii ka soo Kordha Khaatumonews