Deg Deg Daawo Video:Faysal Cali waraabe Yidhi’ ‘Waxaad Arkaysan Baryahan Caaqasha Ka Dhexeeya Soomaaliya Itoobiya Erateriya oo Sadexda madaxweyne ku dhow yihiin inay Is Dhun Ka Daan

Hargaysa{Khaatumonews}Faysal cali waraabe Ayaa Ka hadlay Sida uu arko Heshiiska Sadex Geesoodka ah ee Dalal  Soomaaliya Erateriya iyo Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Video

Ugu Horeen Waxaa uu faysal Weerar KUq aaday Dalka Erateriya oo u sheegay in Cuna-qabateentii Dhanka Hubka laga qaaday xili ay taagan tahay Xiisada Jabuuti iyo Erateriya Islamarkaana uu kaalin weyn ka qaatay Farmaajo.

 

Raysal wasaaraha Itoobiya ayuu weerar Ku qaaday  isna Faysal Cali waraabe kuna sheegay nin Dagdag iyo xawaare  dheerenaya ku soconaya.

 

‘Waxaad Arkaysan Soomaaliya Itoobiya Erateriya is caashaqsan oo sadexda madaxweyne ku dhow yihiin in ay is dhunkadanba’sida wax yidhi faysal

 

Ugu Danbayntii Waxaa uu Faysal Ku Tilmamay Heshiiska  Sadexda Gobol mid Madhalays ah oo an waxba soo Kordhinayn.