Deg Deg Daawo Video:Ciidanka Qaranka Oo Ku Hanjabay Inay Xidhayaan Axmed Madoobe iyo Xiisad Hor leh.
Gedo{Khaatumonews}saraakiisha ciidanka qaranka soomaaliya oo maanta shir saxafadeed ku qabtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in uusan Imaan karin madaxweynaha Jubaland Degmada,
Halkan Ka Daawo Video
Ciidamada oo Si toos ah Uga amar qaadanaya Villa soomaaliya waxaa ay sheegen inay Ku sugan yihiin garoonka diyaaradaha Buur-dhubo islamaraaana aanu isku soo hawlin axmed Madoobe Degmada Buurta,
Xiisada dawlada iyo maamulka Jubaland ayaa Ka sii daraysa waxaana Laga cabsi qaba inuu madaxweyne axmed Madoobe awood ciidan adeeg sado taaso halis iyo khatar ku ah dadka deegaanka.
Khilaafka dawlada iyo Jubaland ayaa isku Badelay hada mid ciidan waxaana Shaki weyn laga qaba Halku saldhigan Doono khilaafkan.
Isku Soowada duubo Gobolka gedo ayaa guud ahaaan Laga haysta Hada maamulka axmed madoobe waxana sidan oo kale loogu diiday axmed madoobe inuu ka soo dego Degmada gaarbahaarey,
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.