dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-War Halis Ah Oo Ka Soo Kordhay ‘Weerarkii Hotel saxafi’Maxaa Ka Jira In dawlada Looga shaki Yey Fulinta Weerarka’

Muqdisho:khaatumonews}Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay weerarkii 9-kii bishan lagu qaaday Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in Hoteelkaasi ay deganaayeen xildhibaanno Labada aqal ah oo ka badan 50, wuxuuna tilmaamay in xukuumadda federaalka ay illaa iyo hadda wax baaritaan ah sameyn.

Xildhibaanka ayaa tilmaamay in waxyaabaha ay ka shakiyeen ay tahay in raggii weerarka soo qaaday ay wateen dareeska ciidanka xoogga dalka, waliba kuwii ugu dambeeyey ee loo qeybiyey iyo sidoo kale hub dhowaan la siiyey dowladda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka kale, xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in weerarkii Saxafi ay u arkeen shirqool iyaga lagu dili rabay.

Waxa uu ku baaqay in guddi loo saaro arrintan, islamarkaana baaritaan dhab ah lagu sameeyo sida Al-shabaab u heleen hubka iyo dareeska ciidanka dowladda.

Ma jiraan wax caddeymo ah oo si madax banaan u xaqiijin kara sheegashada xildhibaan Fiqi. dhinaca kale, kooxda Al-Shabaab ayaa si buuxda u sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.balse sida Ku cad hadalka xildhibaanka waxaa uu weeraran ku tilmaamay mid dawlada ay mucaaridka u yihiin soo abaabushay,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=3047

Posted by on Nov 15 2018. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841