Qaramada Midoobey ayaa Daaha Ka Feyday Warbixin Dheer oo aad U halis Badan Islamarkaana Caqabad Ku Ah Horu socodka Xukumada Soomaaliya.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo VIdeo

Warbixintan waxaa  Lagu Soo Bandhigay Musuq Maasuqa Dawlada Soomaaliya Hubka Dawlada OO si Toos ah Ugala Gacanta Shacabka Alshabab oo Dhaqaale Culus Ka hesha Gobolada Dalka iyo Arrimo kale oo Xaasaasi ah.