Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Hargaysa Uga Sacaba Tumaysa Guusha Dawlada Soomaaliya +Geeska Afrika,
Hargaysa{Khaatumonews}Maamulka SNM ayaa sheegay in uu soodhaweynaayo Isbadelka Ka Hana qaaday geeska afrika Gaar ahaan wadamada Soomaaliya itoobiya Eratariya,Jabuuti,
Halkan Ka Daawo Video
Maamulka SNm oo laga soo Xidhay Siyaasadii Burburka Iyo kala Jabinta Soomaaliya eeĀ Gobolka Itoobiya ayaa Hada Miciin Biday in uu Hargaysa Uga sacaba Tumo Guulaha dawlada Soomaaliya Hormuudka ka tahayKadib markii Hargaysa Lagu Tabray Siyaasiyiintii SNm ee Sodonka Sano U ruclaynaayay Gooni goosadka.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.