600 Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Cadeeyay In Uu Soo Xidhay Albaabkii Itoobiya ee Faro Galinta. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Cadeeyay In Uu Soo Xidhay Albaabkii Itoobiya ee Faro Galinta.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in soddonkii sano ee lasoo dhaafay ay dowladaha dariska ah faragalin qaawan iyo mid dadban ay ku hayeen arrimaha Soomaaliya,

Halkan Ka Daawo Video

Muuqaal dhawr daqiiqo ah oo la faafiyay ayaa Madaxweynuhu kaga warbixiyay tallaabooyinkii ugu horreeyay ee uu kusoo afjaray faragalintii joogtada ahayd ee Itoobiya ay ku heysay Soomaaliya, isagoo sheegay in kulankii ugu horreeyay ee uu la qaatay Ra’iisul Wsaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn uu kala hadlay in Itoobiya ay joojiso faragelinta, lana tixgeliyo madaxbannaanida iyo dowladnimada Soomaaliya.

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in isbedelka ka socda Gobolka Geeska Afrika uu ku saleysan yahay iskaashi iyo wax wada qabsi, meelna looga soo wada jeesto waxkasta oo caqabad ku ah horumarka iyo xasiloonida Gobolka, taas oo ay ka midesysan yihiin Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretereya.

 

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in la ballaarin doono shirka seddax-geesoodka ah ee socda iyadoo laga qeybgelin doono dalalka Gobolka ee aan qeybta ka ahayn sida dalka aan waalalaha nahay ee Jabuuti.

 

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkii Bahra Daar la isku afgaraty qodobbo hor u socod u ah horumarka Gobolka, sidoo kalena la isla qaatay in magaalada Muqdisho ay marti geliso shirka xiga.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...