Deg Deg Daawo Video:-Cabdisamad Cali Shire Ku Soo Laabtay Garoowe +Fashilkii Hargaysa,

Garoowe{Khaatumonews}Cabdsamad cali Shire Ayaa ka soo Muuqday maanta Xaflad Lagu Taageeraayo Musharax Madaxweyen Siciid Dheere Taliyihii Hore Ciidaanka Puntland.

Halkan Ka Daawo Video

Cabdisamad cali shire mar ka soo noqday madaxweyne ku xigeenka maamulka puntland ayaa  mudo sanad ah ku  sugna Hargaysa kaaso markii uu ku soo fashilmay Ku soo laabtay garoowe.