Deg Deg Daawo Video:Beesha Isaaq Oo Soo Bandhigay Maydka 40 Qof.
November 14, 2018
Hargaysa{khaatumonews}War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka SNM ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu soo bandhigay in ka badan 40 meyd oo la sheegay in masuuliyiin kujiraan.
Halkan Ka Daawo Video
Masuuliyiin katirsan maamulka SNMÂ ayaa meydadkaan la wadaagey warbaahinta waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen qaabkii ay ku dhinteen dadkaasi iyo ciddii ka dambaysay dilka loo geystey sida ay hadalka u dhigeen.