600 Deg Deg:Saxafi lagu Dhaawacay laascaaanood, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Saxafi lagu Dhaawacay laascaaanood,

Laascaanood{haatumonews}Sida wararku nagu soo gaadhayan waxaa Weerar Lagu qaaday Saxafi  maxamud Guray oo kamid ah saxafiyiinta Gobolka sool,

 

Saxafiga waxaa weerar gaadmo ah oo fulaynimo Ku Dheehan tahay KU qaaday koox ay Isku hayb yihiin badhasaabka Gobolka sool ee SNM Mr gargaar,

 

Dhaawac ayaa ka soo gaadhay Saxafiga weerarka fulaynimada ah Ee kooxda naflacaariga ah ku qaaday wariyaha.

 

Isku Soowada duubo Badhasaabka Gobolka sool ayaa bilaabay In Uu Dhalinayarada ay isku beesha yihiin ku abaabulo Gobolka si uu Dagaal kale Uga Furo Gudaha lascaanood.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...