Deg Deg Daawo Video:Maamulka Yuhuuda OO Xeryaha Ka soo Saaray Hub Culus Oo Lagu Duqeeyo Shacabka Falastiin,

Maamulka Yuhuuda Oo habeenkii Xalay ahayd Dhurbaaxo culus ay ku dhuften Dagaalamayaasha Xamaas ayaa Hada Bilaabay Abaabul iyo U diyaar Garow Dagaal  Lagu Daadiyo dhiiga shacabka Muslimiinta ah ee Falastiin.

Halkan Ka Daawo Video

Xeryaha Ciidanka yuhuuda ayaa la arkayay oo Laga Soo Saaraayo Dabaabadka dagaalka oo aad u faro badan si loogu duqeeyo Shacabka Gaza