War Deg Deg Ah Daawo Video:Xaalad Caafimaad Oo la Soo Daristay Madaxweyne…..
November 12, 2018
Wararka Hada Soo gaadhaya Shabakada Khaatumonews.com ayaa sheegaya in xaalada caafimaad ee Madaxweynaha Dalka Gabon laga dayrinaayo.
Madaxweyne Cali Gobe ayaa Si aad ah u Buka Sida warbaahinta dalkaasi shaacisay kadib markii madaxa uu kaga Furmay Dhiig.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka madaxweynaha iyo warbixin Dhamaystiran