600 War Deg Deg Ah:Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Gubtay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Gubtay.

Muqdisho{Khaatumonews}Wasiirka Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa ka hadlay dab saakay ka kacay gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde , dabka ayaana sababay in saacado hadad galo shaqadii garoonka.

Omaar ayaa sheegay in dab uu ka kacay gudaha maqaayad kutaala garoonka Aadan Cadde, waxa uuna Wasiirka sheegay in dabku uusan dhalin khasaaro nafeed uuna ahaa nid kooban.

Waxa uu sheegay Wasiirka Duulista Hawada in dabku ku koobnaa kaliya kushiinka maqaayada laguna guuleestay in deg deg loo damiyo, waxa uuna tilmaamay in dabku ka dhashay koronto.

Wasiirka Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa sheegay in dabka uusan saameyn badan ku yeelan shaqdoo garoonka, waxa uuna tilmaamay in howlaha garoonka uu si caadi ah u socdo.

Dabka saakay ka kacay gudaha maqaayad kutaala garoonka Aadan Cadde gaar ahaan qeybta duulimaadyada caalamiga ayaa sababay in saacado kooban hakad galaan shaqooyinkii garoonka ka socday.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...