Deg Deg Daawo Video:Jaaliyadda SSC Oo Ka Digtay Dhagar UU Ka Wado Koonfurta Sool Maxamed Kaahin.

Nairobi{Khaatumonews}Jaaliyadda SSC ee Ku sugan wadanka Dibadiisa gaar ahaan caasimada Dalka Kenya Ee nairobi ayaa Soodhaweysay Gogosha Nabada ee Madaxweynaha Ismaamulka soomalida Musfate Cagjar U dhigay beelaha Qayaad iyo Bahrarsame.

Halkan Ka Daawo Video

Jaaliyadda ayaa Sidoo kale Ka digtay gogol Beenaad Uu maamulka snm ka dhinac furaayo gogosha Jigjiga islamarkaana Wasiirka Arrimaha Gudaha SNM Maxamed Kaahin doonaayo in uu koonfurta sool Dhigo gogol

.