Jabuuti{Khaatumonews}Haweenayda Duqa ka ah caasimada Dalka Jabuuti ee jabuuti ayaa qabatay Shir ay Ku kulminaso Dalalka Islaamka maayiradooda kuwaaso Shir Mudo Socday uga Furmay Caasimada Jabuuti.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Duqa Muqdisho Mr Yariisow oo matalaaya Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulankaasi balse waxaa halkaasi ka raacday Duqa Muqdisho bahdil Fool Xun kadib markii Dalka Jabuuti Si gaar ah U macsuumay maayirka Hargeisa Solteko Kaaso ka soo Muuqday Shirka maayirada Dalalka Islaamka.

 

Qorshahan Ay ku Shir qooshay haweenayda Duqa Jabuuti Midnimada soomaaliya waxaa ka Daran Ogolaanshaha uu Duqa Xamar ogolaaday in Dalka Soomaaliya Lama maayir ka fadhiyan  Shirka taaso Shacabka soomaaliyeed is weydiinayan.?!