Hargaysa{Khaatumonews}Laba Maalin ka Hor uunbay ahayd markii Hogaamiyaha SNM Muuse Biixi Xilka wasiirka Arrimaha DIbada SNM u Magacaabay Xubin ka soo jeeda Gobolka Sool Kaaso lagu Magacaabo Faratoon.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Faratoon oo maanta Warbaahinta La hadlay waxaa uu sheegay in uusan Wax Aqoon ah U Lahayan Xilkan muuse Biixi Dusha Ka Saaray‘Wararkan soo baxaya Ee Ah In aanan Waxba ka aqoon arrimaha Dibada waxba ka jira horana ugama shaqayn Balse waan iska dadaalaya waxaan awoodo’Ayuu yidhi Faratoon,