Deg Deg Daawo Video:Boqor Dabagooye Hada Khaatumo News La hadlay Kana Jawaabay Arrin Loo jeediyay Oo Salka Ku Haysa Qaraxii Buuhoodle.
Garoowe{Khaatumonews}Boqor Cabdilaahi Dabagooye Oo Ku sugan hada Garoowe ayaa Shabakada Khaatumonews.com Waraysi kooban Kaga Qaaday Khadka Faleefoonka.
Halkan Ka Daawo Video
Waraysi Kooban Ayaa Boqorka aanu Ku weydiinay Eedaha Loo So jeediyay Ee ku aadan Qaraxii Buuuhoodle In Najiitada Baadhitaanka Loo Soo wakiishay In uu Gaadhsiiyo beelaha Khaalid iyo Hagar.Waxana Boqorku sheegay in Sarkaalkii Gacanta Ku Hayay Hawsha uu saas u Sheegay.
Boqorka Oo Si kooban Uga Hadlay Arrinkan ayaa yidhi‘Anigu waxaan idhi saxaafadan ka idhi Mana Qarsoona Waxa lagu Kordhiyay Ee beenbeenta ahna Majirto Waxaana kawada hadlay wixii war uga baahan arrinkan iyo Sarkaalkii aniga isoo gudbiyay hadana shirba ku jira ee iga xidh Taleefoonka’
Si Kastaba ha ahaate hadalkan Kooban ee Boqor Cabdilaahi Dabagooye ayaa muujinaya In Saraakiishi gacanta Ku haysay Hawshan uu Ka helay Xog Halka Isla hadalka Boqorkana laga Dheehan Karo in Meesha madmadow Badan ku jiro sida Beeluhu u hadlensi ka duwan uu qabo boqorku in hadalo badan aan meesha ku jirin laga sheegay warbaahinta,