600 War Deg Deg Ah Daawo Video:Isimadii Dhulbahante Oo Laga Reebay Ergadii Daarood Ee Jigjiga . | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Video:Isimadii Dhulbahante Oo Laga Reebay Ergadii Daarood Ee Jigjiga .

Laascaanood{Khaatumonews}Xili maalmihii ugu dambeeyey ay ka socdeen deegaanka Dhumay ee gobolka Sool dadaalo nabadeed oo ay wado dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia kuwaas oo salka ku haya sidii nabad loo kala dhex dhigi lahaa beelihii kuwada dagaalamay deegaankaasi isla markaasna la qorsheeyey in magaalada JigJiga la iskugu eego dhinacyada dirirtu dhex martay xubno matalaya ayaa waxaa maanta ka amba baxay deegaanka Saax Dheer ee gobolka Sool oo dhaca xuduuda dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia ergooyinkii ugu badnaa kuwaas oo ujeedkoodu uu yahay ka qayb galka shirka JigJiga ee nabad lagu kala dhex dhigayo beelihii kuwada dagaalamay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool

Halkan Ka Daawo Video

C/raxmaan Maxamuud Guure oo kamid ah waxgaradka gobolka Sool oo waraysi siiyey Khaatumonews.com ayaa sheegay in ay ka amba baxeen deegaankaasi qaar kamid ah isimaddii iyo ergooyinkii nabada ka dhex waday beelahaasi, waxaana uu sheegay in shirka ka furmi doona magaalada JigJiga ay dibad joog ka ahaan doonaan amaba aysan ka qayb gali doonin isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn kadib markii ay ku fashilmeen marar badan dhex dhexaadinta labadaasi Beelood

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...